Shirkadda Rikaab oo markii ugu horreeysay Xafiis ka furatay Magaalada Kismaayo

0
440

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay adeegga dalbashada fudud ee Rikaab Taxsi, kaasi oo shaqo abuur u noqonaya dhalinyaro  badan oo ka shaqeeyso tagaasida Magaalada Kismaayo.

Waxaana adeegaan  hergalisay shirkadda Rikaab  oo inta badan ka shaqeeyso Magaaloyinka waa weyn ee Soomaliya,Waxaana munasabadda daah-furka kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland,Ganacsato maamulka shirkadda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here