Shirkadda Horn Agro oo saameysay wacyigalin ku aaddan Abuurka Beeraha

0
62
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Horn Agro waa Shirkadda  ka shaqeysa arrimaha beeraha isla markana sosarta abuurka daweysan ayaa wacyigalin ku aadan abuurka ay soo saarto ka sameysay deegaanada dhaca Waqooyiga magaalada Kismaayo masuliyinta shirkada ayaana bulshada uga digay halista ay ledahay sutta kujirta abuurka ay sosaran iyagona dhanka kale beeraleyda ku dhira giliyay tabcashada beraha madama waqti xadirkan laga sogudbay inti badneed samenta fatahadaha.
Cabdi casiis xasan maxamad oo ah dukaanle ibiya abuurka daweysan ayaa kawar bixiyay kalsonida u ku qabo abuurka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here