Shirkadda diyaaradaha Freedom oo deeq raashin gaarsiiyay Qoysas danyar oo kunool magaalada Kismaayo

0
134

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka shirkadda diyaaradaha ee Freedom ee magaalada Kismaayo ayaa deeq raashin afurin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku dhaqan magaalada Kismaayo.
qaar kamid ah dadkii ka faa`iideystay deeq raashin afurin ah ee lasoo gaarsiiyay ayaa ka mahadceliyey afurinta lasoo gaarsiiyey.

Maamulaha shirkadda diyaaradaha ee Freedom Ahmed Jeele qorax ayaa isna dhankiisa ka warbixiyey deeqda raashin afurin ah ee lasoo gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku dhaqan magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here