Shirkadda Daawooyinka dabiiciga ah ee AG Nutrition oo Xafiiskeedii Labaad ka furatay Kismaayo

0
283
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkada AG Nutrition  oo laga leeyahay dalka malaysia ayaa ka shaqeyso waxa loo yaqaano iibka tooska ah,waxaa ayna soo saarta daawooyin dabiici kuwaasoo oo ka kooban dhawr qaybood’sidoo kale waxaa ay soo bandhigtaa fursado shaqo oo ay dadku ka faa’iidaystaan.
Xamdi Maxammed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here