Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan shan dhalinyaro waxbaratay oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo ka helay shirkada daawooyinka Kulmis ee Baladweyne.
Dhalinyaradan oo markii hore shaqo la,aan ahaa ayaa hada noqday kuwo kufilan nolosha Qoysaskooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.