Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Xarunta Bilan Moodareem ee magaalada Kismaayo waa xarun lagu sameeyo agabka casriga Al-muuniyaam ee loo isticmaalo hagaajinta Daaqadaha iyo Albaabada Gurryaha ee muraayadaha ah , qalabka xaafiisyada iyo agabyada kale oo Guryaha lagu qurxiyo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.