Kismaayo (Idaacadda Waamo)Waxaa dhawaan Magaalada Kismaayo laga hir-galiyay dhowr shirkadood oo ganacsi kuwaas oo kashaqeeya adeega Sarifka online ka ah ee lacagaha ee looyaqaano forex.
Dadka ka shaqaysta suuqa sarifka lacaga qalaad ayaa u qaaybsama labo qaybood oo kala ah kuwo lacagahooda shirkada ku maal gashada oo loogu shaqeeyo iyo kuwo iyagu barta Cilmiga Forex kadibna suuqa si toos ah u gala kana shaqaysta.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.