Shirkada Tiens oo Xafiis ka furatay magaalada Kismaayo

0
688

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shirkada Tiens ee daawooyinka Herbalka,lagana leeyahay dalka Shiinaha ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ka furatay Xafiis cusub,munaasabad ay ku shaacinayeen Xafiiskaasi ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here