Shirkada Hormuud oo biyo dhaamin ka samaaysay 25 tuulo oo hoos yimaada Degamada Kismaayo

0
256

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo ay wali socdaan gurmadka lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ayaa shirkada Hormuud waxaa ay biyo dhaamin ka samaysay ilaa 25 tuulo oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Tuulooyinka gurmarka biyo dhaaminta ah ay shirkada hormuud ka samaaysay ayaa waxaa ku nool dad danyar ah oo u badan xoolo dhaqato kuwaas oo ay si baahsan u saamaysay abaartu .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here