Shirkad soo saari doonta Doomaha Kallumaysiga oo Kismaayo laga hirgaliyay

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Buluugga ah ee Jubbaland oo ay wahelinayaan Wasiiradda Wasaaradaha Ganacsiga iyo Gargaarka ayaa  Magaalada Kismaayo ka daah-furay Shirkada Sommarine oo ka shaqayn doonto soo saarista iyo dhismaha noocyada kaladuwan ee doomaha kalumaysiga,xamuulka iyo dalxiiska.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here