Shirkad sameyn doonta dhagxaanta Interlock oo Kismaayo laga hirgaliyay

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbad hoose ayaa lagu qabtay Munaasabad loogu daaf furayay Shirkada Odawaa Enterlock oo ah shirkad cusub taas oo samaaysa dhagxaanta la is dhex galiyo ee loo yaqaan Interlock ee loo adeegsado dhismaha wadooyinka gaagaaban iyo dhismooyin kale oo kala duwan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here