Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda SOM Eco, oo ka shaqeeyn doonta Nadaafada iyo bilicsoocelinta degaanka ayaa si rasmi ah uga shaqo bilawday magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose
Shirkada ayaa xooga saari doonta ka shaqaynta goobaha Dadwaynaha sida Xeebaha Suuqyada iyo goobaha danta guud.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.