Shirkad ka shaqayn doonta qalin-jinta Liin dhanaanta oo Kismaayo laga hirgaliyay

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa laga hirgaliyay Shirkada Som daraay, taas oo ka shaqaynaysa qalajinta iyo dhoofinta dalaga liin dhanaanta oo ka mid dalagyada ka soo go’a Beeraha dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here