Shirkad ka shaqayn doonta horumarinta Magaalada Kismaayo oo la,Daahfuray.

0
399

Kismaayo(Idaacada Waamo)Munasabadaan Maanta Kadhacday Maamus Garden Ee Magalada Kismaayo Ayaa Aheed Mid Lagu Daahfurayay Shirkad Kismaayo DEVELOPMENT GROUP Oo Ah Shirkad Gancsi Oo Saamiley Ah Taasi Oo Kashaqeyn Doonto Hormarinta Ganacsiga  Waxaan Daahfurkeda Kaso Qeyb Galay Mamulka Shurkadan  Ganacsatada Kismaayo Qurba Joog Mamulada Xawalahadaha  Xoghaya Rugta Ganacsiga Jubbaland Iyo Wasiirka Ganacsiga Jubbaland Iyo Masuliyiin Kale

Oogu Horeen Dahfurka Munasabada Waxaa Kahadlay Mamulka Shirkada Kismaayo Development Grop Oo Uu Ugu Horeyo Xoghaya Shirkada Iyo Gudomiyaha Iyo  Gudomiye kuxigeenka Shirkada

Shaafi Raabi Kahin Oo Ah Gudomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Jubbaland  Oo Madasha Daahfurka Kahadlay Ayaa Shegay In Ay Shirkadaan Maanta Ladahfuray Ay waxbdan kabadali Doonto Gancsiga Degaanka

Wasiirka wasarada ganacsiga iyo warshadaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdinuur Cali Adaan Oo Gaban Gabadii Munasada Kahadlay Ayaa Amanay Dadaalka Ay Bixiyeen Aas Asayasha Shirkadan Isagoo  Sidoo Kale Shagay In Ay Sidhaw Oo La Shaqeyn Donan shirkadan.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here