Shirka Wasaaradaha Caafimaadka DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmay Kismaayo

0
315

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan ayaa waxaa sanadkiiba la qabtaa laba mar waxaana looga wada hadlaa howlaha caafimaadka wasaaraddaha dowlad goboleedyada dalka iyo wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumada fadaraalka Soomaaliya.

shirkan kii ka horeeyay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.
sanadkan ayaa waxaa nasiib u yeelatay in shirkan lagu qabto magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose.
waxaana ka soo qeyb galay wasiiradda Caafimaadka dowlad goboleedka dalka iyo wasiirada Caafimaadka Qaranka.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here