Shirka Wadatashiga Mashruuca dib u eegista Caafimaadka ee ay Hay’adda APD oo Kismaayo lagu qabtay

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda APD ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay Shirka Wadatashiga Mashruuca dib u eegista Caafimaadka ee ay Hay’adda ka wado magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland Xildhibaano ka tirsan Jubbaland Qeybaha kala duwan ee ururada bulshada rayidka iyo madax ka socotay Hay’addaha bahwadaagta la ah APD ee iyadu shirka qabatay waxaana ujeedada shirka u ahaa in Hay’addu soo bandhigta waxyaabihi u qabsoomay mudadii ay Kismaayo ka howgaleysay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here