Shirka Sanadlaha ee Garsoorka dalka oo Kismaayo lagu soo Gabagabeeyay

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka sannadlaha ee garosoorka dalka ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose , waxaana lagu gorfeynayay mudadii uu sirku socday oo saddex maalmood ahayd qodoba wax ku ool ah oo muhiim u ah horumarinta garsoorka dalkeenna.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka iyo hoggaanka garsoorka dowlad goboleedyada oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Maxkamadda saree ee dowlad goboledka Jubbaland Dr Cabdishakuur Maxamed Rashiid iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland Nuuradiin Maxamed Khaliif ayaa ka qayb galay shirka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here