Shirka Qorshaha Istaraajiyada Xalinta khilaafaadka 5-ta sano soo socoto oo Kismaayo laga daah-furay

0
36
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland mudane Maxamed Ibraahim Ogle  ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka 5-ta sano soo socoto ee Dowlada Jubbaland.
Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud,  Wasiiru Dowlada Wasaaradda Waxbarashada iyo Odayaasha dhaqanka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here