Shirka Midowga Injineerada Jubbaland oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
152
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Midowga Injineerada Jubbaland oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta u ah gobalka Jubadda hoose.
Shirka Midowga Injineerada Jubbaland ayaa ajandahiisu yahay taabagalinta guryo tayadoodu sareyso.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here