Shirka Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka iyo Hey’adaha Dowladda oo ka furmay Muqdisho

0
90

Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Hey’adaha Dowladda ee 2023, taas oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here