Shirka Madasha Beni’aadannimada Soomaaliya oo laga daah-furay magaalada Dhuusomareeb

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta laga daahfuray shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka waxaana ka caawiyey hay’adaha ay bah wadaagta yihiin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here