Shirka looga hadlayay isku xirka Wasaaradaha Jubbaland oo kismaayo lagu qabtay

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay shirka   Isku dubaridka iyo isku -xirka Wasaaraddaha shaqo wadaaga la ah Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here