Shirka looga hadlaayay Abaaraha oo lagu qabtay Kismaayo

0
124

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shir ay isugu yimaadeen maamulada degmooyinka gobalka Jubbada hoose  iyo Hay’addaha sama falka oo uu shir gudoomiyay gudoomiyaha gobolka Jubbada hoose Cabdirashiid Cabdullahi Cali Gooni  ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose

Shirkaan oo ah mid bile ah ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii loogu gar gaari lahaa dadka ay sida adag u saameeysay  abaarta ka jirta deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here