Shirka isku-duwidda howlaha Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho

0
132
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulanka seddax biloodlaha ah ee isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Soommaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada muqdisho,waxana looga hadli doonaa horumarinta Caafimaadka dalkee.
Shirka waxaa furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyo Dr Guuleed Cabdijaliil Sh. Cali waxaana ka soo qeybgaley Agaasime waaxeedyada Wsaaradda Caafimaadka, Hey’addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka Soomaaliya xubno sare oo ka kala socday xafiisyada kale ee Dowladda, Dhaqaatiir iyo kaadiriin dhanka Caafimaadka ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here