Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulanka bilaha ee Culumada iyo Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubaland ayaa ka qabsoomay magaalada Kismaayo xarunta gobolka jubada hoose kaas oo diirada lagu saaray doorka culimada ee kaqeeb qaadashada xalinta khilaafadka bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.