Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Qodobo Muhiim ah Looga Hadlay.

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, xag amni, siyaasadeed iyo dhaqaalaha – gaar ahaan xadgudubka dowladda Ethiopia ee is afgarad ku sheeggii ay la galeen  Bishan maamulka Somaliland (ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya).

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya  Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa sharraxay go’aamadii muhiimka ahaa ee ka soo baxay shirka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here