Shirka Golaha Wasiiradda Jubbaland oo maanta looga hadlay tayeynta iyo dhisida Hay’addaha Dowladda

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay qodobo muhiim ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here