Shirka Golaha sare ee Mashruuca Nabadgalinta Jubbaland oo ku qabsoomay magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Golaha sare ee mashruuca Nabadgalinta Jubbaland oo ay si wada jir ah u shir guddoomiyeen Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan iyo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jaamac ayaa maanta ku qabsoomay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here