Shirka dib u heshiisiinta beelihii ku dagaalamay degmada Luuq oo ka furmay Kismaayo

0
5

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay Shir-weynaha dib u heshiisiinta beelaha ku dagaalamay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, halkaas oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dilal la xiriira aano qabiil.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here