Shirka dib u eegista Tallaabooyinka Ka Hortagga Leexsashada Gargaarka oo lagu qabtay Muqdisho

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daah-furay shirka Dib-u-eegista Tallaabooyinka Ka Hortagga Leexsashada Gargaarka oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda SoDMA, kaasoo ay ka qeyb galayaan Wasiirrada gargaarka ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo maamulka Khaatumo, madax ka socota gobolka Banaadir, hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka xubno matalaya Ururada maxalliiga ah ee bani’aadannimada, culimada Soomaliyeed iyo Rugta Ganacsiga.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here