Shirka Arimaha Waxbarashada Soomaaliya oo Dhuusamareeb lagu soo gabo-gabeeyay

0
146
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Arimaha Waxbarashada Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Dhuusomareed ee Caasimada Galmudug ayaa maanta lasoo gabagabeeyey waxaana laga soo saaray war murtiyeed ka kooban 13 qodob.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Soomaaliya, Wasiirada Waxbarashada Maamul goboleedyada dalka, gobalka banaadir, Agaasimayaasha guud, agaasime waaxeedyada Wasiirada Waxbarashada iyo howl wadeenada Wasiirada Waxbarashada qeybaheedka kala duwan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here