Shirka Ansixinta Khayraadka Biyaha oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyay

0
83

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirka Madasha Wadatashiga Ansixinta Khayraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ayaamahan ka socoday Magaalada Baydhbao Xarunta KM-Gaarka maamuulka ayaa waxaa soo xiray wasiirka Wasarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed imaan cali cabdi isagoonao ku sheegay in ujeedkiisa uu yahay diyaarinta sharciga lagu maamulidoona Biyaha KGS.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here