Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo ay so qaban qabiyeen Golaha dhaqalaha Qaranka Soomaaliyed ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho iyadoona lagu so bandhigay doodo cilmi baris iyo 10-darasadood oo Golaha uu ka sameyay siyaasada lagu kobcin karo laamaha kala duwan ee dhaaqalaha dalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here