Shir Saddex maalin uga socday magaalada Kismaayo Haweenka Jubbaland oo la soo gabagabeeyay.

0
363

Kismaayo(Idaacada Waamo)Shirkaan oo ka socday magaalada Kismaayo mudo saddex Maalin ah ayaa looga hadlaayay arimaha haweenka Jubbaland,waxaana diirada lagu saarayay doorka Haweenka ee Nabada,ka qeyb galka siyaasada ee Haweenka,iyo is dhexgalka Bulshada iyo qodobo kale.
Waxaana ka soo qeyb galay Haween ka kala yimid Degmooyinka gobalka Gedo,magaalada Dhoobleey iyo degmada Afmadoow,waxaana munaasabada Gunaanadka ahayd goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada.
Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here