Shir looga hadli saamaynta isbadalka Cimilada Kismaayo lagu qabanayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa shaacisay xiliga la qabanayo shir wayn looga hadlayo arimaha deegaanka iyo saamaynta isbadalka Cimilada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here