Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyadda dalka oo Mogadishu ka furmay

0
21
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka.
Shirkaan oo socon doona muddo saddex maaalin ah ayaa waxaa looga hadli doonaa horumarinta miisaaniyadda iyo Illaha dhaqaalaha iyo waxsoosaarka dalka.
shirkaan ayaa waxa ka qayb galaya xubno ka socda dowlad Goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir iyo ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here