Shir Looga hadlayo hirgalinta Axdiga Haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboledka Jubbbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ku qabatay shir looga hadlayo arimo ku saabsan hirgalinta axdiga haweenka .
kulanka oo ay ka soo qayb galeen haweenka ku nool degmada kismaayo iyo odayaasha dhaqanka ayaa looga hadlay mihiimada hirgalinta axdiga Haweenka.

Xamdi maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here