Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta UN-ka ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay shirka saddexdii biloodlaha ahaa ee Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland iyo Hay’adaha UN-ka la shaqeeya kaas oo looga hadlaayay xoojinta wada shaqaynta Hay’adda Qaramada midoobay iyo Dowlad goboleedka Jubbaland.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.