Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shir looga hadlayey mushruuca nidaamka sugnaanta cuntada Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo.
Magaalada Kismaayo waxaa maanta Ka furmay shir looga hadlaayey Mashruuca Nidaamka Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo u dhaxeeyey Wasaaradaha Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha heer Federaal iyo heer Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.