Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkan oo ku qabsoomay habka fogaan araga ayaa waxaa shir gudoomiyay Agaasimaha Guud ee Wasaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana qeyb ka ahaa masuuliyiinta Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha dowlada fadraalka Soomalia iyo madaxda qaar kamd ah wasaaradda iyo deeq bixiyaasha calamiga ah iyo hey adihii fulin lahaa mashruuc shaqo abuur loogu sameynaayo dhalinyaradda kunool dowlad goboleedka Jubbaland waxaana uu socon doono mashruucaan mudo 3 sano ah.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warabixitan iooga diyaariyay.