Shir looga hadlayay sidii dib u dejin loogu sameeyn lahaa barakacayaasha oo lagu qabtay Kismaayo

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Howlaha guud iyo guryeenta Jubbaland ayaa waxa uu shir gudoomiyey shir ay iskuugu imaadeen agaasimayaasha guud ee  wasaaraddaha Jubbaland iyo gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Kismaayo iyo hay’adaha dowliga ah.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here