Shir looga hadlayay ka hortagga jarista dhirta iyo dhiirigelinta isticmaalka tamarta cagaaran oo lagu qabtay Muqdisho 

0
99

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan oo  looga hadlaayay ka hortagga dabar goynta  dhirta iyo dhiirigelinta isticmaalka tamarta cagaaran ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka kaas oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here