Shir looga hadlayay Horumarinta Arimaha Caafimaadka oo Kismaayo lagu qabtay

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay shir u dhaxeeyey Wasaaradda iyo hay’adaha wada shaqaynta la leh.

shirkaan oo looga hadlay waxyaabaha wasaaradda uga qabsoomay horumarinta adeegyada caafiamaafka iyo waxyaabaha laga qaabiyay ee u baahan wax laga qabto ayaa waxaa ka soo qayb galay wakiilo ka socday Hay’addaha wada shaqaynta laleh wasaaradda caafimaadka iyo howl wadeenada Wasaaradda ka tirsan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here