Shir looga hadlayay diyaarinta gudiga dabagalka mashaariicda Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Nour Abdi ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlaayey Dardargelinta Mashruuca BRICS oo ah Mashruuca dhisida u adkeysiga Bulshada nugul ee Soomaaliyeed kaa oo looga dan leeyahay in wax looga qabto waxyaabaaha dhaliya nugelka sida isbadalka Cimilada, Adeegyada Aas-aasiga ah iyo dejinta qorshe ka hortagista Barakaca cusub.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here