Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan waxaa iskugu iimaaday qaar kamid wasaaradaha Jubbaland iyo Hay’adaha qaramada midoobe iyo kuwa caalamiga ka shaqeeyo arimaha samafalka ee ka howl gala gudaha dalka somaaliya.
Labadii Asbuuc oo mar la qabto shirkaani ayaa looga hadlay gurmadka deg dega ah iyo sida ugu haboon ee laga hortagi lahaa qataraha kaga iimaan karo fatahaadka wabiga jubba iyo uu diyaar garowa dabeelo, roobab lixaad ahi oo duufaano wado taasi ay sheegtay wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlad goboleedka jubbaland, in la saadaalinaayo bilooyinka soo socdda.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.