Shir looga hadlaaye arimaha deegaanka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir muhiim ah oo looga hadlaayay sidii xal loogu heli lahaa gododka qashinka iyo saameynta ka dhalata ee dhibka ku ah deegaanka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here