Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboledka Jubbaland ayaa xarunta wasaaardda ku qabatay shir looga hadlayay wax qabadka Mashruuca FSRP kaas oo taageera Beeralayda iyo xoola dhaqatada ku nool deegaana Jubbaland ayna isla wadaan Wasaaraddaha Beeraha iyo xanaanada xoolaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.