Shir looga arrinsanayo sharciyaynta dhulalka iyo shatiyada  ganacsiga Jubbaland oo kismaayo ka furmay

0
404
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo socon doona muddo maalmo ah uu shir guddoominayay Madaxwaynha Jubbaland Axmed Maxamed  Islaam, ayaa waxaa ka soo qayb galay Hay’ada dhulka Jubbaland iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta Jubbaland.
Mudada shirkan uu socdo waxaa diirada lagu saaraya habka shariciyaanta dhulka iyo shatiyada ganacsiga iyadoona dadka shacaka ah laga khafiifinayo dhanka qarashaadka maadaama uu cudurka Coronavirus uu samaayn ku yeeshay dhaqaalaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here