Shir loga hadlayey ka hortagga Xad-gudubyada ka dhanka ah haweenka oo lagu qabtay Kismaaayo

0
91
Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada ksiamaayo ayaa waxaa lagu qabtay Shir loga hadlayay sidii loo xoojin lahaa ka hortagga xad-gudubyada ka dhanka ah haweenka gaar ahaan kuwa jinsiga ku salaysan iyo kor u qaadidda badqabka carruurta.
Shirka oo ay qabatay Wasaaradda Haweenka Jubbaland ayaa waxaa kaso qaybgalay Masuuliyiin ka ka tirsan Wasaarada Haweenka, hay’adaha maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka shaqeeya arimaha Haweenka iyo Xuquuqda aadanaha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here