Shir loga hadlayay Shaqo-buurka Dhalinyrada oo lagu qabtay Hargeysa

0
96

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulankaa oo ay si wadajir ah usoo gaban Wasarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo hay’adah kala Shaqeya Shaqo-abuurka ayaa waxaa looga hadlayay Baahida Shaqo la,aan ee Dhalinyarada iyo Sidee loo kordhin lahaa Shaqoooyinka Farsamada gacanta ayaa lagu soo gabagabiyay Magaalada Hargeeysa.

Qaar ka mid ah madaxad Hay’adaha ayaa waxay ka hadleen Taalooyinka Shaqa abuurka loo Sameeynayo bulshada ku kunool Soomaaliland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here